Somts waa howga Tababarka Injineerada Mustaqbalka .
kabaro Cilmiga Computerka goob kasta iyo goor kasta.
Somts waa howga Tababarka Injineerada Mustaqbalka .
kabaro Cilmiga Computerka goob kasta iyo goor kasta.
WAXBARASHADA MAANTA WAA DIGITAL, AFDUUBKA KOOMBUYUTER KA IYO KA HORTAGGA
Waxad ma’suul ka noqon doontaa rakibidda iyo qaabeynta qalabka kombiyuutarka, dayactirka Hardware ka iyo Software ka si loo hubiyo habsami u socodka nidaamyada kombiyuutarka.
Waxaad mas’uul ka noqon doontaa dejinta, horumarinta iyo dayactirka shabakadaha kombiyuutarka. isla markaana xallinta wixii dhibaatooyin ah ee kusoo kordha Shabakadaha iyo isku socodka Protocols.
Waxad mas’uul ka noqon doontaa rikibadda, qaabeynta iyo tijaabinta nidaamyada hawlgalka softiweerka iyo maaraynta, adeegyada Server ka, oo ay ku jiraan isku xirnaanta, amniga ITga iyo emaylka.
Somali Technology Solution wa wadada Guusha Aqoonta iyo Khibradada Ka baro Adiga oo jooga hoygaaga iyo goobtaada shaqo goor kasta.
Cisco network, Microsoft, CompTIA, VMware and Checkpoint.
Gain Flexibility and Self-paced Learning.
CompTIA A+, CCNA RS, CCNP, MCSA, CEH, and CISSA.
Isoo Dir whatsup message