Live Coures
Virtual Classroom waa qaab online classroom ah oo lagu baranayo koorsooyin ku salaysan Manhajyada shirkadaha CompTIA, Microsoft, Cisco, iyo kuwa kaloo badan, kusoo biir, booskaga xajiso yaan lagaa buuxin, ITga baro adoo gurigaaga joogaa.

Livestreaming Courses









Somts deliver our Virtual classrooms using Zoom
Virtual Classroom wuxuu kubaxayaa adeega Zoom, Ardaygu wuxuu Classroom ka ga soo biiri karaa qalab walboo khad internet ah leh (any device with internet connection), sida Smartphones, Tablets, PCs, Laptops iyo Desktop Computer.